
Sudan oo dacwad ka gudbisay Puntland oo noqotay xarun hubka loo mariyo RSF
KHARTUUM – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya cabasho rasmi ah oo ka dhan ah Maamulka Puntland, iyagoo ku eedeeyay in Garoonka Diyaaradaha Boosaaso uu noqday xarun istiraatiiji ah oo ay …